Skip to main content

Soomaaliya/News Xubno

Safarka Cirro ee US, garabka Tel Aviv & Dagaalka Villa Somalia

NEW YORK(GAYLAN-MEDIA)- 10ka maalin ee nagu soo wajahan indhaha daneeyayaasha siyaasadda Geeska Afrika ayaa ku sii jeeda kulamo ad adag oo ka dhacaya Washington iyo New York, waxaa kuwada sugan Soomaali is dacweynaysa oo qabta Tabashooyin gaarsiisan in 2 dal la kala noqda, dhexdooda ku dhiiran waayey hab u hadal, waaqacana ka durugsan, Dowladda Faderaalka Soomaaliya & Madaxweynaha Somaliland waa labo dhinacle weerar iyo weerarcelis ah, dhinac kasta tan uu riixayo waxay dhib daraf kale, iyadoo ay tahay dagaal diblumaasiyaadeed oo jiif iyo joogba laga tagi doono, waana amin halis badan abuuraysa taabanaysa sadex gal ee isku sidkan oo ah midnimada, dhaqaalaha & Amniga Soomaaliya, gufaacana kusii deynaya 2da gobal ee isku daruufta noqday ee Barriga Dhexe & Geeska Afrika.

Super Admin·24 days ago·3 daqiiqo akhrin260015
Safarka Cirro ee US, garabka Tel Aviv & Dagaalka Villa Somalia
Fagaaraha koowaad ee lagu loolamayo ee Washignton 2da dhinacba waa joogaan, dowladda Faderaalka, waxay rabtaa in wafdiga Ciro aysan cidna arkin, la qaabilin kuna hungoobaan damacooda ah in ay arkaan masuuliyiinta ugu sareysa dowladda 1aad ee aduunka xiligan ugu hubka badan, sidoo kale SL waxay…

Maqaalkan waxaa loogu talagalay xubnaha

Noqoshada xubin firfircoon, waxay ka dhigan tahay in aad helayso xog kasta, inta aysan gaarin saaxiibadeena kale.

Wadaag: Twitter Facebook LinkedIn

Faallooyinka (0)

Soo gal si aad uga qaybqaadato wadahadalka.