Skip to main content

Waxaa aaminay akhristayaasha gobolka oo dhan, madax banaan oo ay maalgeliyaan shacab

  • 2.8M oo taageere ah
  • 84 xalqadood
  • 12 dokumantari
  • xayaysiis la'aan
Xamse Vs Golaha Shacabka || Maxaa ka run ah dhaqdhaqaaqa Muqdisho, Dhabarjab!!3 daqiiqo akhrin

News · 13 days ago

Xamse Vs Golaha Shacabka || Maxaa ka run ah dhaqdhaqaaqa Muqdisho, Dhabarjab!!

MUQDISHO (GAYLAN-MEDIA) - Waa inagii Talaadadii bilashada September faaleynay, is dhakrida u dhaxaysay guddoonka golaha shacabka & Xukuumadda Faderaalka, wax badan ayaa isbedelay 20-leydii maalin ee lasoo dhaafay, Qaraaro ayaa la gaaray, goluhu waxay tureen oo waxba kama jiraan ka dhigeen go`aano Raysalwasaare Xamse shirar jaraa’id ku faahfaahiyey oo taabanayay Shaqaalaha rayidka ah, 4 mashruuc siyaasadeed oo u muuqda kuwa si xoogan loo riixayo ayaa miisaska hadda dulyaala, midi waa Isweydiinta ka dhalatay dhaqaalaha laga goostay Naafada, Howlgalbka & Agoonta ciidamada Xoogga dalka, taas oo aan la aqoonin sharciga lagu goostay & hanaanka lagu maareeyeyba, dad badan waxay bilaabeen in ay wax iska weydiiyaan maxaa naga qarsoon oo socda, Ma Guddoonka golaha ayaa dhiig cusub siyaasadda ku shubaya mise eedihii socod waaga ayaa cid gaar ah loo xambaarinayaa!

Akhri maqaalka →

Golaha Shacabka oo fadhi deg deg ah ugu yeeray wasiirka Difaaca3 daqiiqo akhrin

News · 15 days ago

Golaha Shacabka oo fadhi deg deg ah ugu yeeray wasiirka Difaaca

Muqdisho (GAYLAN-MEDIA)- Sida ku cad warqada ay qoreen Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka oo ay heshay Gaylan Media, waxaa loo yeeray Wasiirka Gaashaandhigga XFS Axmed Macalin Fiqi iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, in ay hortagaan guddiga si ay uga jawaabaan cabasho ku saabsan 6,000 oo askari hawlgab, naafo iyo qoysaskii askartii dhimatay oo la sheegay in laga jaray xuquuqdoodii.

Akhri maqaalka →

Trump oo madaxda Khaliijka qasbaya3 daqiiqo akhrinXubno

News · 24 days ago

Trump oo madaxda Khaliijka qasbaya

Saacado uun markii uu Donald Trump kudhawaaqay in Dagaalka Iran uu dhammaanayo, ayuu Talaadada soo socota magaalada New York kula kulamaya madaxda dalalka Khaliijka, si looga wada hadlo tallaabooyinka xiga ee dagaalka Iran iyo qorshaha dagaalka kadib.

Akhri maqaalka →

Safarka Cirro ee US, garabka Tel Aviv & Dagaalka Villa Somalia3 daqiiqo akhrinXubno

News · 24 days ago

Safarka Cirro ee US, garabka Tel Aviv & Dagaalka Villa Somalia

NEW YORK(GAYLAN-MEDIA)- 10ka maalin ee nagu soo wajahan indhaha daneeyayaasha siyaasadda Geeska Afrika ayaa ku sii jeeda kulamo ad adag oo ka dhacaya Washington iyo New York, waxaa kuwada sugan Soomaali is dacweynaysa oo qabta Tabashooyin gaarsiisan in 2 dal la kala noqda, dhexdooda ku dhiiran waayey hab u hadal, waaqacana ka durugsan, Dowladda Faderaalka Soomaaliya & Madaxweynaha Somaliland waa labo dhinacle weerar iyo weerarcelis ah, dhinac kasta tan uu riixayo waxay dhib daraf kale, iyadoo ay tahay dagaal diblumaasiyaadeed oo jiif iyo joogba laga tagi doono, waana amin halis badan abuuraysa taabanaysa sadex gal ee isku sidkan oo ah midnimada, dhaqaalaha & Amniga Soomaaliya, gufaacana kusii deynaya 2da gobal ee isku daruufta noqday ee Barriga Dhexe & Geeska Afrika.

Akhri maqaalka →

HADDA TAAGAN

Falanqeymaha Tooska ah

Eeg dhammaan qaybaha

Qaybaha ugu dambeeyay

Xog & Xaqiiqo | Falanqeymo taabanaya waaqaca

Eeg dhammaan qaybaha

Hadalka caanka ah

Dhab u hadal, Run wareysi Baraxla'a

Eeg Dhammaan Qeybaha

War Kooban

Daqiiqado kooban oo deg deg ah

Eeg Dhammaan Qeybaha

Dukumentiyada

Barnaamijyo xiiso leh

Eeg dhammaan taxanaha

Barnaamijyada

Dooro martigeliye. Is-diiwaangeli.

Dhammaan barnaamijyada

Super Admin

Gaylan Specials

Eeg dhammaan

Super Admin

The Roundtable

Eeg dhammaan

Super Admin

Gaylan Investigates

Eeg dhammaan

Lagugu talaggalay

Dooro waxa xiga ee aad daawato

La deg App

Gaylan Media meel kasta

Daawo waraysiyo dhaadheer, soo deji si aad u dhageysato adigoon internet ku xidhnayn, oo ka raac barnaamijyada tooska ah taleefankaaga. Bilaash iOS iyo Android.

QR code to download Gaylan Media from the App Store
iOS
QR code to download Gaylan Media from Google Play
Android

Scan saar si aad u soo dajisid

Adiga ayaa Maalgaliye ah!

Taageer Gaylan Media, si aad u hesho xog sugan

Noqo xubin laga bilaabo $5 bishii. Ku bixi M-Pesa ama Waafi.